yuulka-top

RW C/weli: Mooshinka waxaa soo abaabulay Madaxweynaha

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo caawa war- murtiyeedeed uu soo saaray kaga hadlay marxalada siyaasasadeed ...
Somali-speaker-Parliament

Go´aano kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka: Akhriso

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo saaray go´aano ku saabsan khilaafka ka dhex taagan Golaha Shacabka iyo mowqifka ...
qeyo-xildhibaano

Fadhigii baarlamaanka oo buuq & fowdo ku bilowday

Waxaa saakay buuq iyo fowdo ku bilowday furitaankii shirka Baarlamaanka u balansanaa in xildhibaanada loogu qeybiyo mooshinka ...
dhul-gariir

Kaamirooyin duubay argagax ka dhashay dhul gariirki Shiinaha

Kaamirooyinka ku rakiban wadooyinka iyo goobaha ganacsi ee gobolka Sichuan ee koonfurta galbeed dalka Shiinaha ayaa duubay ...
xildhibaano-mooshin-8

Xildhibaanadii mooshinka ka keenay RW oo kulmay: Sawirro

Xildhibaanada mooshinka ka keenay Xukuumada Ra’iisul Wasaare C/wali Sheekh Axmed ayaa maanta ku kulmay magaalada Muqdisho, ...
ilkacase

Majaajiliiste ilkacase oo lagu aasay Muqdisho: Sawirro

Waxaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho majaajiliistihii caanka ahaa Cabdi Maxamuud oo ku magac dheeraa Ilkacase, kaas ...
tuulo

Dhageyso: Hooyo dhashay Wiil iyo Mas mataano ah

Arin mucjiso leh ayaa ka dhacday deegaanka Shukuroow oo ka tirsan degmada Afgooye, kadib markii mid ka mid ah haweenka deegaankaasi ...
shilin-somali-dollar

Dollarka & EVC oo Suuqa ka saaray Lacagtii Shillin Soomaaliga

Walaaca laga qabo mustaqbalka Shillin Soomaaliga in uu sii shaqeeyo ayaa soo kordhaya, kadib markii la arkay in uu meesha ...
abuu-somali

Daawo Sawiradda Soomaaligii lagu dilay duqeyntii Syria ka dhacday

Warbaahinta dalka Ingiriiska ayaa baahiyay muuqaalka labo nin oo mid uu Soomaali u dhashay, midna Eritrea, kuwaasi oo lagu ...
somaliland

Euronews oo warbixin tahriibka ah ka diyaariyay Soomaalida: Video

Wariye Soomaaliyeed oo degan dalka Ingiriiska ayaa socdaal uu ku tegay magaalada Hargeysa waxaa uu warbixin kasoo sameeyay ...
Page 1 of 82712345...102030...Last »
Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.